bogaan waa boga aan ku ururiyo suugaanta iyo fanka abwaan cali goox oo ah nin da' yar allana ugu deeqay suuganta waxaan soo wadaa waraysiyo aan ka qaday weli ma diyaarsan lakiin wixii aan ka hayo oo dhan waan kula wadagayaa waana kuwan.
Abwaan Maxamed Ahmed (caliGoox)
Taariikhda abwaan Caligoox
Gabayada Coming soon
Heesaha Bisharadii Naftayday By Shay mire Dacar
waxaa soo dayn doonaa waraysiyo uu qado warsan hadal radio oo ku saabsan suuganta
by maxamed c/laahi cali Tiriig
Ku labo home